XEER SHOW
DBR
La jirka Kadiir Gursum – I just got recognized as one of their top fans!
Folxumada qawan ee tolkay maanta kala qaday qudhunka qofki falay fariid lagu qiyasayo
Adeero abwaan cabdi faf
Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Hon Ahmed Abdi Hassan, Cumar Cabdi, Saafi Shaw, Seko Oro, Amala Qabetii Mucatii Arsii, Maxamed Abdi Yarow, Balareeb Ibrahim Fod, Kadiir Gursum, Bariso Kalif, Ogaadeeniya Ayaan, You Bos, Sharaf Ilmaa Jamsii, Cusleye Guled Xasan, Leleefow Leleefow, Axmed Cumar Odawa
Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Ibrahim Roble Cabdale, Aadan Cali, Siciid Maxamed, Aisha Abdirahman Ibrahim, Maxamed Axmed
Waxaynu u safraynaay miyiga gobolka siti gaar ahan dulaadka magalada hadhagala oo uu ka dhacaay aroos Galbinti Arooska ayaan ka qayb qadanay runti waxay ahayd munaasabad qurux badan ciyaraha dhaqanka ayaa. qayb wayn ka aha muuqalkan oo dhamaystiran ka soo dawoo YouTube keena DHAQANKII DHABTII
https://youtu.be/Id9F-X9wpMQ?is=G0SgAMLfozjexhmk
03/04/2026
Shirqoolka loo maleeyo beesha Ciise markasta waxa aan kabarano xirfado iyo waayo aragnimo wanaaagsan
Gaadhi ciidanka somaliland soo qabteen waa shirqool loo jeedo beesha Ciise
Dagaalo way dhicijirineen wali gaadhi beeli leedahay lama soo qaban
Bariga burco waxa Ka dhacay dagaalo way weyn oo beelo u dhaxweya gaadiidna way wada wateen wali mana maqal reer gaadhi ayaa laga qabtay ciidanka Qaran somaliland soo qabtay
Markii dagaalka gobolka selel bilaamayay dagmada dila waxa baxay gaadiid hubaysan
Beesha gadabuursi leedahay muuqaalo laga sooduubay balse ciidan Somaliland waxba k**a qaban wali gaadiidkasi dagaalka ayuu kujira .
Beesha Ciise guud Ahaan waa u diyaar garowdaa dagaal adag oo naf iyo maal leh
Hadii xukumadda hada talada haysa ayna Kala saarayn nabad iyo colaada .
Fursad ayuu haysaa madaxwayne somaliland caawa balse Bari helimaayo
Waaa in gaadhiga faraha laga qaada
Waa fursad aad beesha Ciise kuwada hadlikartaan .
Waxa aan ogyahay in ciidanka somaliland manta Tamar badan lahayn hal bil kawada dagaal lamikaro dhaqaale Ahaan
Iyo ciidan Ahaanba
Ciidanka waa Kala qaybsabyahay
Hadii aqligu shaqayn , xooga adkaysiga Xaqa beesha Ciise ayaa somaliland loo doodoonidoonaaa.
W.Q guban media
Mid kamida dhaalinyarada gudabuursi oo runta uu sheegay suldaan isku sheega samaroon ee dabka ku guurayo dhaalinta samaroon
saqramin ina wada tihin wa mid la huba
adeero abwaan kamil oo k**a la duulmaray gabay
Maanta dhacdo folxuun aya ka dhacdeey Borama
Gabadh yar oo beesha ciise kaso jeeda aya lagu diley, iney noshahay iyo in kalee Ilahay aya naga garan.
Dhilka gabadha yar waxa sobobey, dagalkii manta dhacay.
Raag wa is dila oo furumaha ayey ku gala baxaan, balse waxa ceeb ah iin la’magaan galin wayo BIRMAGEYDADA.
Arinka Godob folxuun ayey horseed u noqoneysa ee waa iin u aqlika salim-ka shaqeeyo.
Dagal-ka u dhaxeya Wiil iyo Aptikina, Ilahay ayan uga baryeeyna inu NABAD kuso dhameyo.
NABAD IYO CAANO
waakuwan meelihi geesiyasha c12 aay gacanta ku dhigeen saka gudabuur dagaal waa dayn wayay ee lkin wuxu beertay anaga ayaa iska yeeshay xaqu haa guulaysto
Catégorie
Contacter l'entreprise
Téléphone
Site Web
Adresse
Notifications
Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque XEER SHOW publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.