Awnaa Production

Awnaa Production

Share

Awnaa official Page

26/08/2026

Booqasho
DC Ibrahim Maxamed Leysaamow ayaa Booqasho ku tagay goob ay Hay’adda Waridi ka waddo qaybinta raashin Gargaarka isagoo u kuur-galay xaaladda bulshada iyo howlaha gargaarka ee halkaas ka socda

Photos from Awnaa Production's post 25/08/2026

Sawirro | Maalintii 2-aad
Hay’adda Wardi ayaa maalintii 2-aad Raashin gargaar ah gaarsiisay ku dhowaad 550 qoys oo ku nool Buur-hakaba iyo tuulooyinka hoos yimaada.

24/08/2026

Muuqaal kooban oo ka tarjumaya howlaha Gargaarka ee Hay’adda SORDES iyo sida Raashinka loo gaarsiiyay ku dhowaad 450 Qoys oo ay saameysay abaartu, kuwaas oo Ku nool Buur-hakaba iyo tuulooyinka hoos Yimaada.

Photos from Awnaa Production's post 24/08/2026

Sawiro
Hay’adda SORDES ayaa gaarsiisay raashin gargaar ah ku dhowaad 450 qoys oo ku nool Buur-hakaba iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Photos from Awnaa Production's post 23/08/2026

Sawiro
Hay’adda Wardi ayaa raashin gargaar ah gaarsiisay ku dhowaad 400 qoys oo ku nool Buur-hakaba iyo tuulooyinka hoos yimaada

20/08/2026

Qaar kamid ah maclimiinta معهد الإمام الذهبي oo ku Guda jira Bixinta Casharada .

07/08/2026

Muuqaal
Goos Goos kooban Qaar kamid ah ardayada
معهد الإمام الذهبي

14/07/2026

Muuqaal taariikhi ah Sanadkii 2005. Schoolka Amar binu yasir Wajiyo badan oo maanta Qaar naga maqan yihiin, Qaarna weli nala Jooga. Alle ha u naxariisto intii geeriyootay.

Yaad ku aqoonsatay muuqaalkaan

Telephone

Website

Address


Buurhakaba

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awnaa Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Buurhakaba.