Adado School Alumni
Kusoo dhawoow page ka midowga ardayda iskuulka Cadaado
27/06/2025
Hambalyo Akhyaarey.
08/06/2024
Adado School Alumni, waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Dr. Roodo Khaliif oo ka mid ahayd Dufcaddii 3-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado oo soo afmeertay heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Dr Roodo, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
08/06/2024
Adado School Alumni, waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Ustaad Xasan Maxamed Shiikhdoon oo ka mid ahaa Dufcaddii 3-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado oo soo afmeeray heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Ustaad Xasan, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
07/06/2024
Adado School Alumni, waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Ustaad Cali Xasan Axmed oo ka mid ahaa Dufcaddii 3-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado oo soo afmeeray heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Ustaad Cali, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
07/06/2024
Adado School Alumni waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Dr. Nasra Cali Maxamed oo ka mid ahayd Dufcaddii 2-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado oo soo afmeertay heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Dr Nasra, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
14/02/2024
Bahda Adado School Alumni, waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Avv. Maxamuud Xasan Cali oo ka mid ahaa Dufcaddii 2-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. oo soo afmeeray heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Avv. Maxamuud, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
23/08/2023
Bahda Adado School Alumni waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Eng Cabdirisaaq Maxamed Geelle oo ka mid ahaa Dufcaddii 2-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. oo soo afmeeray heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Eng. Abdirisak, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
31/07/2023
Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Qalinjabiyaasha Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado., waxa uu halkaan ku magacaabayaa guddiga doorashada Guddoonka Qalinjabiyaasha Iskuulka.
28/07/2023
Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. waxa uu ka mid yahay tartamayaasha iskuulka ugu wanaagsan ee Galmudug. Link-ga hoose ku dhufo si aad ugu codayso.👇
https://galmudugawards.so/best-school/
27/06/2023
🌙 Eid Al Adha Mubarak! 🐏✨ Dhammaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. Alle hanaga aqbalo Soonka, Salaadda iyo Sadaqada.
27/06/2023
Bahda Adado School Alumni waxa ay hambalyo diirran u diyarayaan Dr. Xuseen Xasan Cumar oo ka mid ahaa Dufcaddii 2-aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. oo soo afmeeray heerka 1-aad ee Jaamacadda.
Hambalyo Dr. Xuseen, dedaalkaaga iyo Waxbarashada halkaas kasii wad.
Category
Website
Address
Galguduud
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Adado School Alumni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.