Caanbixiye Creatives
Turning your ideas into creative, eye-catching designs.
27/03/2026
Stop designing blindly โ these tools will level you up ๐จ๐
If youโre tired of guessing your way through design, save this post.
Iโve rounded up the best tools to help you work smarter, not harder โ from visuals to UI/UX to color and fonts.
Whether you're just starting out or already designing daily โ these tools will save you time and make your work look more professional.
๐
๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐๐จ๐ซ ๐ฆ๐จ๐ซ๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐ญ๐ข๐ฉ๐ฌ ๐ค
20/03/2026
Magaaladee maantay ku ciidday
comment-ga ku soo qor
19/03/2026
Waxaan hambalyada Ciidul Fidriga la wadaagaynaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
Allaha naga wada aqbalo soonkii, salaaddii iyo acmaashii suubanaa.
Ciid Wanaagsan markale, farxad ku ciida dhammaantiin ๐
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑุ ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
๐ค
18/03/2026
Eid Posters
hadda soo dalbo
18/03/2026
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Iโve created a set of modern and professional YouTube banner designs for different types of creators โ including vloggers, educators, and personal brands.
Clean layouts, Strong branding, Eye-catching visuals.
Perfect for anyone looking to upgrade their channel appearance.
๐๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ญ ๐ฆ๐ ๐จ๐ง ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ: http://wa.me/252685441313
๐๐ข๐๐ฐ ๐ฆ๐ฒ ๐๐๐ก๐๐ง๐๐ ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐๐จ๐ฅ๐ข๐จ: https://www.behance.net/caanbixcreativ
13/03/2026
Jumca wanaagsan
12/03/2026
Waxaan u naqshadeynay ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ (๐๐จ๐ ๐จ) ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ macaamiilkeenna ๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ก๐ข๐๐ค๐๐ง & ๐๐ก๐ข๐ฉ๐ฌ.
Haddii aad rabto ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ญ๐๐ฌ๐ก๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐, waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino dhismaha astaanta ganacsigaaga.
๐ฉ ๐ต๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐จ๐๐:
http://wa.me/252685441313
๐จ ๐ฉ๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐:
https://www.behance.net/caanbixcreativ
Haddii aad jeceshahay ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง, ku soo biir Kobciye Skills.
11/03/2026
Waxaan ku guda jirnaa 10-ka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Marka la soo gaaro habeennadan khyrka badan Nabigeenna Muxamed ๏ทบ wuxuu sii kordhin jiray dadaalka cibaadada, guntigana wuu adkaysan jiray, reerkiisana wuu toosin jiray si ay uga faaidaystaan.
10-kan habeen waxaa ku jira Habeenka Laylatul Qadriga, habeen ka khayr badan kun bilood. Waa habeen barako badan oo malaa'igtu soo degto, ducaduna la aqbalo, dembiyadana la dhaafo.
Sidaas darteed waa fursad qaali ah oo ay tahay in aynaan dayicin. Aan badinno salaadda, akhriska Qur'aanka, ducada, sadaqada, iyo samafalka.
Ducada ugu fadliga badan ee habeenadan la akhristo waa:
"ุงูููู
ุฅูู ุนูู ุชุญุจ ุงูุนูู ูุงุนู ุนูู"
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana naga dhigo kuwa ka faa'iidaysta habeenada barakaysan ee Ramadaan.
06/03/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan u naqshadeynay ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ (๐๐จ๐ ๐จ ๐๐ซ๐๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง) oo xirfadeysan macaamiilkena ๐๐๐๐ญ๐ข๐ฒ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฏ.
Waxaan diyaar u nahay inaan adigana kuu sameyno summad casri ah oo matasha ganacsigaaga.
Nagala soo xiriir WhatsApp: http://wa.me/252685441313
Booqo Barteenna Behance: https://www.behance.net/caanbixcreativ
Hadii aad Jeceshahay Barashada Xirfadda Graphic Design ku soo biir Kobciye Skills .
17/02/2026
RAMADAAN MUBAARAK
SOONQAAD WANAAGSAN
Dhammaan ummudda muslim-ka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay Haynaga dhigo kuwa Ka faaidaysta Khayrka, Badayina Quraan Akhriska Aamiin.
Website
Address
Mogadisho
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Caanbixiye Creatives posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.